Dhalinyaro Hargeysa ka Fuliyey Barnaamij Iska-Wax u Qabsa ah

0
528 views
Dhalinyaro Hargeysa ka Fuliyey Barnaamij Iska-Wax u Qabsa ah

Dhalinyaro Hargeysa ka Fuliyey Barnaamij Iska-Wax u Qabsa ah

Magaaladda Hargeysa waxaa laga herigaliyey mashruuc lagu iftiimanaayo dagmo ka mid ah dagmooyinka caasimadda waa Axmed taasi oo ay si iskaa wax u qabso ah uga fuliyeen dhalinyaro halku dhig uga dhigay ”Iftiimi Xaafadaada” .

Dhalinyaradan iyagu iskood isku diray ayaa waxay hirgaliyeen mashruuc noociisu ku cusub yahay somaliland, horena waxaa u jiray in hayaddo dowlad iyo daneeyayaal ay ka sameyn jireen wadooyinka iftiimka solar-ta balse kani waa mid ka gadisan bal hoos ka daawo barnaamijan oo ay soo diyariyeen Mareegta radiohormuud.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.