Degdeg: Shil Diyaaradeed Oo Ka Dhacay Madaarka Muqdisho

0
95 views

Degdeg: Shil Diyaaradeed Oo Ka Dhacay Madaarka Muqdisho

Laba diyaaradood oo yaryar ayaa isku dhacay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho. Mid ka mid ah diyaaradaha waxa leh Midawga Yurub halka mida kale la sheegay in ay tahay diyaarad ganacsi oo gaar loo leeyahay

Ma jiro war rasmi ah oo laga soo saaray shilkan oo u muuqda mid sahlan laakiin, wali wax khasaare ah lama soo warin. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in shidaalku ka daadanayo midka mid ah diyaaradaha.

Sawirrada diyaaradaha isku dhacay ayaa muujinaya in mid ahaan baalka burbur ka soo gaadhay

Diyaaradaha isku dhacay

Sayruuqnews

Contact@sayruuq.com

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.