Degdeg: OLF Oo Dhacay Bangiyo Itoobiya Ah

0
Saraakiil Lagu Dilay Gobolka Sanaag

Degdeg: OLF Oo Dhacay Bangiyo Itoobiya Ah
Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in rag hubaysan oo loo aqoonsaday in ay ka mid yihiin jabhadda OLF ee Oromadu ay jabsadeen laba bangi oo ku yaalla Itoobiya sida uu ku warramayo wargeyska Addis Standard oo ka soo baxay Itoobiya.
Wararka hordhaca ahi ma sheegin xaddiga lacagaha la dhacay iyo in khasaare jiro.
Dalka Itoobiya waxa ka suuro galay in jabhadaha hubaysna gudaha soo galaan iyada oo aan wali hub ka dhigis lagu samayn markii Dr Abiy Xilka la wareegay.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.