Degdeg: Boolis Lagu Laayay Addis Ababa

0
542 views
Degdeg: Boolis Lagu Laayay Addis Ababa

Degdeg: Boolis Lagu Laayay Addis Ababa
Addis(Sayruuq) Ugu yaraan laba askari oo ka tirsan booliska Federaalka Itoobiya ayaa lagu toogtay magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya.

Sida ay sheegtay wakaaladda Fana waxay sheegtay in askari isla ciidanka ka tirsan uu fuliyay weerarka, islamarkaana isna la toogtay.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.