Deg Deg: Jigjiga Oo Madaxtoyadii Lala Wargeegay+Madaxweyne Cabdi Ilay Oo la layahay

0
1,439 views
Liyu Booliska Oo Ka Baxay Xuduudda Somaliland

Deg Deg: Jigjiga Oo Madaxtoyadii Lala Wargeegay+Madaxweyne Cabdi Ilay Oo la layahay
Jigjiga(Sayruuq)Waxaa saaka xaalad adag ka taagantahay caasimadda Dowlad Deeganka Soomaalida Itoobiya iyadoo ilwareedo lagu kalsoonyahay oo ay la xidhiidhay shabkadda wararka ee Sayruuqnews.com ayaa u sheegay in madaxtooyaddii Ismaamulka lala wareegay kuwaasi oo ay qabsadeen ciidamo ka socda Dowlad Deeganka Oromiya iyo ciidamo Fadaraal ah.
Geestooda waxaa iyaguna difaac iyo wareer ka soo galay ciidamada liyo Booliska
daawo wasiir ka mid ahaa xukuumadda Ilay oo Facebooka ka hadlay

wasiirkan ayaa ugu baaqayay bulshadda somalidda ee ku dhaqan Jijiga inay qoryaaha qaataan oo ay is difaacaan, waxaanu facebook kula hadlaayay isagoo live ku jira isla markaan gaadhi wata balse aan la garanayayn halku suganyahay.
wixii warar ah isha ku Hay Sayruuq.com

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.