Dagaal Ka Qarxay Gobolka Sool Ee Somaliland

0
624 views
Dagaal Ka Qarxay Gobolka Sool Ee Somaliland

Dagaal Ka Qarxay Gobolka Sool Ee Somaliland
Dagaal beeleed ayaa ka qarxey deegaanka Dhumey oo dhanka koonfureed kaga beegan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool .

Dagaal beeleedkan ayaa u dhaxeeya labada beelood oo deegaanada koonfurta gobola Sool horey ugu dhexmartay shaqaaqo soo noq noqotey , Waxaana dagaalkaasi saaka uu Sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac aan la sixin wali tirada rasmiga ah .

Dhinaca kale , Waxaa jirin wali wax waan waan ah oo labada dhinac ka wada iyadoo odoyaasha Maamulka iyo guurtida labada dhinacba la filayo in maantaba hawshaa loo kaco .

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.