“Dad Jooga Somaliland & Somalia Ayaa Qaraxyo Ku abaabulaya Itoobiya” Cagjar

0
23 views

Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar, ayaa sheegay in dad ku sugan Somaliland, Puntland iyo Jubbaland oo ka tirsanaa maamulkii hore ee Cabdi Maxamuud Cumar, ay abaabulayaan Qaraxyo ay ka fuliyaan gudaha Ethiopia.

Cagjar, ayaa sheegay in dadkani xidhiidh la sameeyeen ururka Al-Shabaab si ay hawshaasi u fuliyaan.

Maamulada la sheegay in ay dadkani ku sugan yihiin weli kamay jawaabin hadalka Mustafe Cagjar.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.