Daawo:Wasiir U Dawlaha Wasaaradda Macdanta Iyo Tamarta Oo Booqday Degaanada Sahamintu Ka Socoto Gobolka Saraar.

0
64 views

Burco(Sayruuq)-Wasiir U Dawlaha Wasaaradda Macdanta Iyo Tamarta MD Yuusuf Cismaan Garas iyo wafti uu hogaminayay oo wasaaradda ah ayaa booqasho iyo kormeer ku tagay Degaanada Sahamintu shiidalku Ka Socoto Gobolka Saraar.

Wasiir u Dawlaha Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta ayaa sheegay inuu u yimid xogwarsi iyo indha indhayn ku aadan shaqadda sahaminta taas uu ku tilmaamay wax aad lagu faarxo maadama mashruucan ila 1500 klm lagu guulaystay soo idleentayda hadana ay socdaan 500kl oo kale.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here