Ceerigaabo (Sayruuq):- Wasiirul Dawlaha Wasaarada Caafimaadka Somaliand Maxamuud Aadan Jaamac Galaal ayaa waxaa uu fajac iyo amakaag ka qaadey balanqaadkii uu musharax Ciro Dhawaan u sameeyey Ciidamada Somaliland

Wasiirka oo goob fagaare ah uu ku tilmaamay in balan qaadkaas uu musharax ciro sameeyey ay tahay arin aan caqli gal aheyn

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Somali News

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Check Also

Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta oo shirballaadan ku soo bandhigtay qorshaha waxqabadeeda arrimaha Tamarta (Sawirro)

Hargeysa (Sayruuq)-Wasaaradda Macdanta iyo tamarta Somaliland ayaa si weyn u soo bandhigta…