Daawo: Ra’isal wasaare Bun Uu Baarlamaanka Ku Daadiyay Masaxaya

0
241 views
Daawo: Ra'isal wasaare Bun Uu Baarlamaanka Ku Daadiyay Masaxaya

Daawo: Ra’isal wasaare Bun Uu Baarlamaanka Ku Daadiyay Masaxaya

Ra’isal wasaaraha Netherland ayuu si lama filaan ah uga daatay koob bun ah oo uu sitay isaga oo sii galaya xarunta baarlamaanka waxaanu go’aansaday in uu hagaajiyo wixii uu xumeeyay.

Dadka ka agdhawaa iyo shaqaalaha nadaafadda ayaa daawanaya sida uu u hagaajinayo waxaanay shaqaaluhu ka caawiyeen tirtiraha isticmaalkiisa iyaga oo sacabka ugu tumaya shaqada uu hayay oo ay u arkeen mid haboon

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here