Daawo Muuqaal:-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Sheegay Inaanay Maraakiibta Ganacsigu Iman Karin Berbera Marka Saldhiga La Hir Geliyo

0
67 views

Hargeysa(Sayruuq)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa sheegay in 27 xildhibaan oo wadanni ah iyo 4 xidlhibaano kale maalintii saldhigi la ansixinaayay dibada looga saaray fadhigaas , weerar culus na dusha uga tuuray xukuumadda iyo Safiir Baashe Moorgan waa sida hadalka u dhigay .
Siiid cilmi rooble ayaa sido kale sheegay Inaanay Maraakiibta Ganacsigu Iman Karin Berbera Marka Saldhiga La Hirgaliyo.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.