Daawo: Muslimiin 22 Saacdood Sooma

0
479 views
Daawo: Muslimiin 22 Saacdood Sooma

Daawo: Muslimiin 22 Saacdood Sooma

Muslimiinta ku nool waddanka Iceland ee qaaradda Yurub ku yaalla waxay cadceedu ka maqan tahay oo kaliya 2 saacdood 24-ka saac waxaanay soomaan 22 Saacdood. waxay cadceedu ka dhacda 11PM waxaanay soo baxda 4AM waxaanay saacadaha yar ee u dhexeeya u yihiin wakhti afur, xilli taraawiixeed iyo suxuurtii.

Waa waddanka ugu dheer dhanka Soonka laakiin, muslimiinta dalkan ku nool ayaa sheegaya in aanay wax dhib ah ku qabin maaddaama soonku waajib ku yahay.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.