Daawo: Madaxweynihii Hore Ee Puntland Oo Si Odaynimo Leh Uga Hadlay Xiisadda Colaadeed

0
82 views
Cabdiraxmaan Faroole

Cabdiraxmaan Faroole madaxweynihii hore ee Puntland ayaa Somaliland iyo Puntland ugu baaqay in ay ammaanka ilaaliyaan waxaanu meesha ka saaray in Somaliland caawiso Argagixisada. waxa uu hadalo aan loo baahnayn ku tilmaamay hadaladda madaxweynaha Puntland Cabdiwali Gaas iyo guddoomiyaha wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax is dhaafsadeen.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.