Daawo: Jawiga Baarlamaanka Somalia Ee Saaka

0
353 views
Sawirka Aamin Arts Ee Jawigii Baarlamaanka Somalia Ee Maanta

Daawo: Jawiga Baarlamaanka Somalia Ee Saaka

Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku quqlqulaya xarunta aqalka shacabka halkaas oo laga filayo in xilka lagaga tuuro guddoomiyaha golaha Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo muddooyinkii u dambeeyay mooshin laga waday.

Waddooyinka Muqdisho ayaa xidhan waxaana xildhibaannada oo laga reebay ilaaladooda si weyna loo baadhay galayaan xarunta oo wariyeyaashu dibadda ka joogaan, islamarkaana aan waxa gudaha ka socda la ogayn.

 

Daawo: Jawiga Baarlamaanka Somalia Ee SaakaDaawo: Jawiga Baarlamaanka Somalia Ee SaakaDaawo: Jawiga Baarlamaanka Somalia Ee Saaka

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.