Daawo: Guddomiyaha Imtaxaanadka Qaranka Oo U Jawaabay Cirro

0
560 views

Daawo:Guddomiyaha Imtaxaanadka Qaranka Oo U Jawaabay Cirro
Hargeysa(Sayruuq)- Gudoomiyaha Imtaxaanadka Qaranka Somaliland ayaa iska difaacay eedaymo looso jeedayay oo ku salaysan eex gobol oo Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cirro shalay london kagaa dhawaaqay in gobalka gabilay ka deeq wax barsho badanyahay gobaladda bariga oo dhan.
Daauud Axmed Faarah ayaa sheegay in eedaymahaasi aysan waxa run ahi ka jirin balse Qaabka loo qaybiyay aheyd qaacida u dhigan tiradda ardayda u gashay ama ka soo baxaday jaamacdo ee gobolkaasi ama dugsiyadda saare.
Hoos Ka daawo Warkan

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.