Daawo Diyaarad Badda Gali Gaadhay

0
82 views

Daawo Diyaarad Badda Gali Gaadhay

Dayaarad ayaa ka baxday waddadii ay ku ordaysay, garoon dayaaradeed oo ku yaalla Trabzon, Turkiga, iyada oo ku sigatay in ay afka hore la gasho badda. Diyaaradda oo siday 162 rakaab ah ayaa dhawr mitir u jirsatay biyaha badda.

Ma jiraan rakaab ama shaqaale wax ku noqday shilkaas. Waxaa loo malaynayaa in ay sababtay shimbir ku dhacday.

Shirkadda Pegasus waxay sheegtay in dayaaradda oo nooceedu ahaa Boeing 737-800 ay isaga kala gooshaysay Ankara iyo Trabzon.

 

Sayruuqnews

Contact@sayruuq.com

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.