Daawo Cali Khaliif Oo Laascaanood Soo Gaadhay

0
129 views
Marxaladihii Somaliland & Khaatumo Isla Soo Mareen

Daawo Cali Khaliif Oo Laascaanood Soo Gaadhay

Hoggaamiyaha bulshada Khaatumo Dr Cali Khaliif Galaydh ayaa yimid magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool kadib markii uu ka soo kicitimay magaalada Buuhoodle, islamarkaana degaanno ay Kalabaydh ka mid tahay uu kulamo kula soo qaatay qaybaha bulshada.

Dr Cali Khaliif ayaan saxaafadda la hadal waxaanay wakiillo u hadlay sheegeen in uu qaybaha bulshada kulamo la qaadan doono mudada uu joogo magaalada oo dhawr cisho ah.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.