Ciidanka Jiidaha Hore Ee Somaliland Oo Soo Bandhigay Saanad Ciidan

0
1,137 views
Ciidanka Oo Qaabilay Ciidamo Ka Soo Goostay Puntland
Sawiro hore

Ciidanka Jiidaha Hore Ee Somaliland Oo Soo Bandhigay Saanad Ciidan

Tuko-Raq(Sayruuq)Wararka u dambeeyay ee dagaalka tuko-raq ayaa ciidanka qaranka somaliland guulo hor leh ku sheegtay markale maanta waxaanay soo bandhigeen sanad ciidan oo ay ka qabsadeen Puntland, warbaahinta xukuumadda somaliland oo warkan ka soo qabtay Ciidanka qaranka jamhuuriyadda somaliland ayaa hanjabaad weyn halkaasi ka soo jeediyey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Wasiirka Biyaha Somaliland.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.