Ciidanka Badda Itoobiya Khatar Kuma Aha Somaliland

0
791 views
Ciidanka Badda Itoobiya Khatar Kuma Aha Somaliland

Ciidanka Badda Itoobiya Khatar Kuma Aha Somaliland

MUWAADIN BAALAYO HA U YEEDHAN ADNA HA IS BASAASIN. CIIDANKA BADA EE DALKA ETHIOPIA DHISANAYO WAX KHATAR AH UGUMA JIRTO DALKEENA
Waxa malmahan social mediaha ka arkayey dawlada ethiopia oo samaysay ama dhistay. ciidamada bada,
hadaba hadal haynta arrintaas, waxad mooda in si gaara loogu soo dhexturay bulshada reer somaliland ayadoo laga leeyahay dano cabsiin ah oo lola jeedo cidanka bada ee ethiopia oo an bad lahayn in uu yahay khatar ku aadan somaliland badaheeda. madama an ethiopia lahayn bad.

hadaba waxan u iftiiminaya dadka ama cidkasta oo dareenka aminsan in ay aaminsantshay fikir qaldan oo dadka cadawga u ah somaliland uga danleeyihin cabsi galin. iyo colaad abur.
waxa hubaal ah oo arrintan u daliil una sheegaya bulshada in ayna wax khatar ah ito cabsi mid ku lahayn ciidamada bada ee ethiopia dalkan iyo badaha somaliland midnaba . waxanan daliil u ah arimahan.

1. horta ugu horayn ethiopia wa dalkeeni bulshada somaliland 50% waxay ku degaan ku yihiin dalka ethiopia
2. wa marka labaad ee dalka Ethiopia waa dal aynu jaarnahay deganaanshaha dadkeena marka laga reebo, waxa kale oo uu jaar la yahay ama xuduud ay wadaagaan. dalka Somaliland dalka kofurta Somalia, Dalka Jabuuti. dalka Erateriya. dalka Kenya kuwas oo dhamaantood xuduud isku mid ah dhamaantood la wadaaga dalka ethiopia

3. Wa ta sadexad dhamaan dalalkaa aan soo sheegay ee xududa la wadaaga dalka ethiopia. waxay dhamaantood leeyihiin bado iyo dakado

Hadaba hadii dawlads ethiopai oo an badlahayn ay samaysanayso ciidanka bada. waa maxay tahay dhibta ama cabsida ugu jirta somaliland oo kali ah ee aan ugu jirin wadamada kale? wa sual u bahan in la is weydiiyo.

Dalka ethiopia wa dalkeeni. dadkeeniba degaan ku ah, wa dal aynu jaar nahay waliba markasta somaliland taagero la barbartaagan.

Ciidanka bada ee ay samysanayaana wax khatar ah oo ugu jira somaliland ma jirto. ee yaan dadka cadawga inoo ah aan lala sii wadwadin arrinkas.

Wa maxay waxan ugu jirin dalalaka kale ee somaliland kaliya ugu jira ?

Cali Xasan Cawaale, xoghayihii hore dawladda hoose ee Hargeysa

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.