Ciidamada Somaliland & Puntland Oo 7KM isu Jira

0
588 views
Ciidamada Somaliland & Puntland Oo 7KM isu Jira
Taliyaha Ciidanka Qaranka S/G Nuux Ismaaciil Taani

Ciidamada Somaliland & Puntland Oo 7KM isu Jira

Taliyaha ciidamada Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa sheegay in ay ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland isu jiraan 7KM oo  kaliya kuwaas oo kala fadhiya duleedka Bari ee Tukaraq iyo tuulada Godqaboobe. Waxa uu sheegay in madaxweyne Biixi iyo beesha caalamku isla ogol yihiin in aanay ciidamada Somaliland halkaas dhaafin.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.