“China & Isra’iil Ayaanu Badahayaga Siinayna,” Xil. Indho Indho

0
649 views
Eng Faysal & Cali Khaliif Oo Loo Jeediyay In Aanay Soo Noqon

“China & Isra’iil Ayaanu Badahayaga Siinayna,” Xil. Indho Indho

Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho oo ka tirsan golaha wakiillada Somaliland kana soo jeeda gobolka Sool waxa uu sheegay in Somaliland Shiinaha iyo Isra’iil heshiisyo la galayso haddii ay danaheeda ka dhex aragto, islamarkaana aanay waxba ka khusayn Somalia cidda ay la macaamilayso Somaliland.
Hadalkan ayaa imanaya iyada oo dhawaan Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo golaha wakiillada ka tirsan sheegay in ay xeebta Berbera meel ka mid ah siinayaan Shiinaha isaga oo ka soo horjeeday sheegashada Soomaaliya ee ah in ay leedahay talada heshiisyada lagula galayo Somaliland

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.