Cali Qoryoolay Oo Si Weyn Uga Qayliyey Koox U Sheegay In Madaxtooyadii La Wareegeen

0
356 views

Cali Qoryoolay Oo Si Weyn Uga Qayliyey Koox U Sheegay In Madaxtooyadii La Wareegeen
“Madaxtooyadii Waxaa La Wareegay Koox U Haysata In Qandaaras ay Ku Guulaysteen”Siyaasi Cali Qoryoolay
Siyaasi qoraa Cali Qoryaale ayaa aad uga qayliyay koox dhalinyaro ah oo sida uu hadalka u dhigay waaxaanu sheegay in ay ka dheeraadeen oo ay ka cararayaan cidii aqoon leh iyo dadka ehelka u ah garashada.
Cali ayaa tibaaxay in ragga madaxweynaha ku wareegsan ay yihiin lix qof kuwaas oo uu sheegay in ay dhaqan aad u adag ka soo baxay halkaasi waxaanu carbka ku dhuftay mashaaricadda biyo galinta iyo qaabka xisaabteeda loo xidho.
Hoos ka daawo


Sayruuqnews
hargeysa-somaliland
sayruuqnews@gmail.com

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.