Cali Mareexaan Oo Saxaafadda Ka Soo Muuqday

0
674 views
Cali Mareexaan Oo Saxaafadda Ka Soo Muuqday

Cali Mareexaan Oo Saxaafadda Ka Soo Muuqday

Wasiirkii hawlaha guud ee xukumaddii madaxweyne Siilaanyo Cali Xasan Maxamed (Mareexaan) ayaa waraysi bixiyay markii uu aamusna muddo. Waraysi uu siiyay wariye Badri Koosar oo telefishanka Eryal ka tirsan ayuu kaga hadlay aragtidiisa ku saabsan xukumadda madaxweyne Muuse soo dhisay waxaanu weerar afka ah ku qaaday dawladda Soomaaliya.

Cali Mareexaan ayaa ka mid ahaa wasiirrada awoodda badan ee xukumaddii hore waxaanu si weyn u filayay in uu ka mid noqonayo xukumadda Muuse isaga oo dadaal badan galiyay ololihii doorashada ee Madaxweyne Muuse lagu doortay laakiin, wuxuu ka mid noqday wasiirradii tirada badna ee u qaadan waayay in Muuse ka reebo xukumaddiisa.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.