Cali Khaliif Oo Deegano Ka Tirsan Somaliland Mashariic Maanta Ka Dhagax Dhigay Iyo Cida Maal Galin Doonta .

0
110 views

Widh Widh (Sayruuq):- Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Prof Cali Khaliif Galeydh ayaa waxaa uu maanta magaalada Widh Widh ee gobalka Buuhoodle uu ka dhagax dhiga Riig biyood halkaasi laga qodi doono.

Muddane Galeydh oo shalay ka soo degay garoonka diyaaraha ee magaalada Laascanood ayaa isla shalay ka soo baxay magaalada Laascanood isla markaana u soo dhaafay magaalada Widh Widh iyo deeganada hoos yimaada oo la filaayo in ay fadhiisin u noqon doonto

Mashruucan riig qodida ah ayaa waxaa maal galin doonta shirkada Haas Parluim iyo shirkado kale oo iska kaashadey

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.