Cali Guray Oo Saluug Ka Muujiyey Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi

0
394 views
DOORASHO DALKA KA QABSOOMI KARTA BISHA MARCH 2019 MA MUUQATO

Cali Guray Oo Saluug Ka Muujiyey Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi
Hargeysa(Sayruuq)- Siyaasi Cali Guray oo ka tirsan xisbul xaakimka Kulmiye ee taladda hayaa ayaa saluug weyn ka muujiyay hab maamulka madaxweyne Muuse Biixi Cabdi kaasi oo sheegay inuu u garaabayo bulshadda somaliland oo aad u hadal haysa arrinkaasi ,Cali waxaa uu sidoo kale ka hadlay fursad somaliland ugu jirta khilaafka soo kala dhex-galay Djibouti iyo Somalia waxaanu ka dardaar wariyey wasaaradda arrimaha dibadda somaliland inaanay u diyaarsanayn in jaaniskaasi somaliland uga faaiidayso.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.