Cabdiweli Gaas Oo Shacabka & Cidamada Putland Dardaaran Culus U Diray

0
Cabdiweli Gaas Oo Shacabka & Cidamada Putland Dardaaran Culus U Diray

Cabdiweli Gaas Oo Shacabka & Cidamada Putland Dardaaran Culus U Diray

Madaxweynihii hore Putland Cabdiwali Gaas ayaa caawa fariin dardaaraan iyo hogotusaaleyn ah warbaahinta u mariyay shacabka iyo ciidamadda dowlad goboleedka putland fariintaasi ayaa aheyd uu ugu sheegayo inay si dhow ula shaqeeyeen madaxweynaha cusub ee shalay la doortay.

Cabdiwali gaas hadalkiisa ayaa imanayaa xili wararku sheegayaan in ciidamadda Putland ay ka soo beexeen jiida hore ee Tukaraq taasso ay is hor fadhiyeen Ciidamda qaranka Somaliland, sido kale waxaa shalaytaba mudaharaado lagaga soo horjeedo madaxweyne Dani laga sameeyay Garoowe.

Nacnac Oo Hambalyeey Madaxweynaha Cusu Ee Puntland
Waa Kuma Madaxwaynaha Cusub Oo Loo Doortay Puntland.

Ciidamada Puntland Miyay Iskaga Baxeen Tukaraq?

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.