Cabdiqaadir Jirde Oo Magacaabay Faadumo Siciid

0
1,567 views
Cabdiqaadir Jirde Oo Magacaabay Faadumo Siciid

Cabdiqaadir Jirde Oo Magacaabay Faadumo Siciid

Hargeysa(Sayruuq) Guddoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa xil u cusub u magacaabay Marwo Faadumo Siciid Ibraahin oo hore la taliye ugu ahayd guddoomiyaha Waddani Dr Cabdiraxmaan Cirro.

Sida ku xusan warqadda magacaabista oo waxa loo magacaabay Faadumo in ay noqoto xoghayaha xuquuqal Insaanka iyo arrimaha Gender-ka (secretary of human rights and gender issues).

Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa Marwo Faadumo ku boorriyay in uu waaxdan ku soo kordhiso fikrado iyo dadaal dheeraad ah oo ku salaysan waayo aragnimadeeda iyo kartideeda u gaarka ah waxaanu Alle uga baryay in uu xilkaasi ku asturo.

Sayruuqnews

Hargeysa-Somaliland

Sayruuqnews@gmail.com

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.