Cabdi Ilay Maxkamadda La Hor Keenay

0
234 views
Cabdi Ilay Maxkamadda La Hor Keenay

Cabdi Ilay Maxkamadda La Hor Keenay
Madaxweynihii hore ee gobolka Soomaalida ee Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar (Cabdi ilay) iyo xubno la xidhan oo xukumaddiisii ahaa ayay mar kale maxkamaddu amartay in xabsiga lagu sii hayo.
Waxa mar kale la hor keeni doona maxkamadda 22 November waxaana baadhitaankooda sii wadanaya booliska laakiin, marar badan ayaa rumaan ahaan xabsiga in lagu sii hayo la amray kadib markii boolisku dalbaday in ay wali baadhis wadaan.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.