“Buuba Wuxuu La Mid Yahay Kuwa Xamar Jooga,” Kulmiye

0
553 views

“Buuba Wuxuu La Mid Yahay Kuwa Xamar Jooga,” Kulmiye
Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa oo ka tirsan golaha wakiillada Somaliland ahna guddoomiye xigeenka Golaha Dhexe ee Kulmiye waxa uu sheegay in madaxweynihii hore Axmed Maxamed Siilaanyo jilcay kadibna ay golihiisii wasiirradu dalka boobeen sidaas awgeedna ay tahay in madaxweyne Biixi soo celiyo hantida umadda oo aan ahayn kaliya ma guurtada laakiin, malaayiin doollar oo laga dhacay bulshada laga soo celiyo wasiirradii hore.

Waxa uu soo qaatay qiso hore uga dhacday Ruushka oo madaxweyne caajisay wasiirradiisu dalka boobeen kadibna dib looga soo celiyay waxa kale oo uu dhalliilay Prof Buubaa

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.