Buuba Oo La Waydiiyay Sababta Beelaha Qaar Aan Loogu Casuumin Shirkii Garxajis

0
536 views
Prof Buubaa Oo Sheegay In Madaxweyne Biixi Ka Codsaday In Uu Beesha Majeerteen La Hadlo

Buuba Oo La Waydiiyay Sababta Beelaha Qaar Aan Loogu Casuumin Shirkii Garxajis

Prof Ismaaciil Hurre Buuba oo ka tirsan xisbiga Waddani kana mid ah maskaxaha hagayay shirweynaha beelaha Garxajis ugu soo dhammaaday buurta Gacan Libaax ayaa la waydiiyay sababta beelaha Habarjeclo Iyo Habar Awal loogu casuumi waayay xidhitaanka shirka waxaanu sheegay in gabogabadii dadka lagula socodsiinayay qodobada shirka loo arkay dadka tahay in ay goob joog ka noqdaan in la casuumo.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.