Booliska rabshadaha ka hortaga oo la geeyay waddooyinka Jijiga

0
468 views
Maxaabiis Ku Muddo Dhaafay Xabsiga Weyn ee Hargeysa oo Cuntaddii Joojiyey

Booliska rabshadaha ka hortaga oo la geeyay waddooyinka Jijiga

Jigjiga(Sayruuq)-Dadweynaha ku nool magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Itoobiya ayaa sheegay in saaka waddooyinka magaalada ay ku arkeen booliska rabshadaha ka hortaggo oo ku sugan meel kasta.

Dad goob joogayaal ah ayaa BBC-da u sheegay in ciidammada oo wato burar oo u socdo tobbaneeyo ay gaaf wareegayaan waddooyinka si ay ammaanka u sugaan.
Xaalada Jigjiga oo Sii Xumaatay iyo Dagaal Toos ah oo bilawday
Deg Deg: Jigjiga Oo Madaxtoyadii Lala Wargeegay+Madaxweyne Cabdi Ilay Oo la layahay

Booliskan qabo koofiyadaha qafilan ayaa la sheegay ina yihiin Soomaali.

Weli waxaa magaalada ka maqan Internet-ka oo saamayn nolosha dadka.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.