“Beesha Dhexe Way Ku Fashilantay Hogaamintii Somaliland , Go,aanka Ka Soo Baxey Baarlamaanku na Ma Shaqeyn Doono ” Sheekh Adam Siiro

0
1 views

Hargeysa (Sayruuq):- Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada waa weyn ee reer Somaliland ayaa waxaa khudbadiisii maanta ee salaada Jimce kaga hadley fadhigii ay labada gole baarlamaan ee Somaliland ku ansixiyen heshiiska saldhiga Military ee Berbera .

Sheekh Aadan Siiro ayaa waxaa uu sheegay in go,aankaas ka soo baxay golaha baarlamaanku aanu shaqeyn doonin , sidoo kale na waxaa uu si adag uga digay in xildhibaanadii qaranka ciidan Loo dalbo oo dhulka la jiid jiido

Sidoo kale sheekha ayaa waxaa cod dheer ku sheegay in beeshii dhexe ay ku fashilantay hogaamintii dalka

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here