Beelaha Muqdisho Oo Diiday Go’aanka Madaxweyne Farmaajo

0
92 views
Odayaal

Beelaha Muqdisho Oo Diiday Go’aanka Madaxweyne Farmaajo

Odayaasha beelaha dega Muqdisho ayaa soo saaray warmurtiyeed ka dhan ah go’aan madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ku joojiyay bixinta dhulka danta guud ama iibintiisa ee magaalada Muqdisho. Waxa kale oo ay difaaceen guddoomiyaha gobolka Benaadir Taabid Cabdi Maxamed oo xafiisyada Farmaajo iyo ra’isal wasaare Khayre laga qaniinsan yahay markii uu taageeray shir bulshada Benaadir ku doonayso maamul goboleed ama xaqa ay ku leeyihiin nidaamka federalka ah oo dhammaadka bishan qabsoomaya.

Odayaasha BenaadirOdayaasha Muqdisho

Sayruuqnews

Contact@sayruuq.com

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.