Beelaha Ay Ka Soo Jeedaan Agaasimeyaasha Iyo Guddoomiyeyaasha Madaxweyne Muuse Magacaabay

0
256 views

Hargeysa(Sayruuq) Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa magacaabay saddex agaasime guud, Laba guddoomiye hay’adeed iyo hanti-dhawraha Qaranka. Waxa ka mid ah wasaaraddii dib u dejinta laga dhigay hay’ad gaar ah iyo xafiiska raashinka iyo kan ka hor tagga masiibooyinka dabiiciga ah oo la isku daray.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.