Beelaha Awdal & Salal Oo Soo Dhaweeyay Maamulka Jigjiga

0
358 views
Beelaha Awdal & Salal Oo Soo Dhaweeyay Maamulka Jigjiga

Beelaha Awdal & Salal Oo Soo Dhaweeyay Maamulka Jigjiga
Boorama(Sayruuq) Munaasibad balaadhan ayay bulshada ku nool gobollada Awdal iyo Salal ee Somaliland ku bogaadisay maamulka dawladda gobolka Soomaalida. Munaasibadda oo lagu xardhay calanka gobolka iyo kan Itoobiya laguna sawiray madaxweynaha gobolka Mustafe Cagjar iyo guddoomiyaha xisbiga gobolka Axmed Shide ayaa lagu soo dhaweeyay isbedelka gobolka.
Waxgaradka munaasibadda ka hadlay oo ku dheeraaday in loo baahan yahay in bulshadan oo degan gobollo ka mid ah dawlad degaanka Jigjiga ay la jaanqaadaan isbedelka, islamarkaana xuquuqdooda helaan. Waxay soo dhaweeyeen xorriyadda iyo sida bulshadu isugu gudbi karto.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.