BBC Oo Soo Bandhigtay Ballamihii Farmaajo Ee Beenoobay

0
60
BBC Oo Soo Bandhigtay Ballamihii Farmaajo Ee Beenoobay

BBC Oo Soo Bandhigtay Ballamihii Farmaajo Ee Beenoobay
Waxaa maanta laba sano jirsatay dowladda uu hogaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo la doortay 8-dii bishi Febraayo ee sannadkii 2017-kii, iyadoo wali ay shacabku isweydiinayaan waxa ka hir galay ballan qaadyadii uu madaxweyne Farmaajo sameeyay markii uu xilka u taagnaa.

Cid walba oo dhageysatay khudbadii uu barlamaanka ka jeediyay Madaxweyne Farmaajo markii uu ahaa musharaxa, waxay hadalkiisa ka dheehan kartay waxyaabao badan oo ay adag tahay in laga hir galiyo Soomaaliya, kuwasi oo madaxweynaha uu ballan qaaday, balse dhaqan-gelintoodu wali laga dhowrsugayo inkastoo qaarkood waqtigii uu qabsaday la dhaafay.

Halkan guji si aad uga bogato falanqaynta BBC-da ee dhammaadka labada sannadood muddo xileedka Farmaajo

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.