Barro geesigaaga.WQ:Axmed Guruje

0
136 views
Barro geesigaaga.WQ:Axmed Guruje
Garyaqaan Axmed Guruje iyo Muj Col , Shabac Koosar dhuule

Barro geesigaaga

Mudane , Muj Col , Shabac Koosar dhuule , waa mid ka midda Halgamayaasha ugu taariikhda iyo halganka badan halgamayaashii ka qayb galan halgankii hubaysnaa ee ururka Snm .

Wuxuu ku biiray Snm 1982 waxaanu ka mid noqday dufcadii koowaad ee tababarka ku qaadatay Dugsiga tababarka ee Baabulie , marar kale oo kala duwana koorsooyin ku qaatay goobo kala duwan sidda Awarre .

Suldaan Maxamed Hal Baa Seegay”,A. Guruuje

guruuje qoraal hore

Wuxuu ka mid noqday Guutadii koowaad ee Teknikada snm oo la aasaasay 1983 lana odhan jirey Guutada Daahir Dubad,sidoo kale wuxuu ka mid noqday guutadii Sayd Cali , mudadaasna wuxuu ka qayb galay boqolaal hawl-gal oo kala duwan .

Si gaara waxaa loo xusi karaa Dagaalkii buuraha sheekh 1984 , Kii Geed balaadh 1986 iyo Kii guda-galka 1988 .
Mudada uu halgankaa ku jiray wuxuu soo noqday , Askari ,ride , Taliye iyo Hogaamiye Ciidan intaba .

Mujaahidku weli kama uu nasan Adeegii uu Qarankiisa usoo hayay cimrigiisa intii ugu badnayd , siddaa idiin muuqatana weli wuxuu heegan u yahau gudashada waajibaadkiisa .

Garyaqaan Axmed Guruje iyo Muj Col , Shabac Koosar dhuule

Facebook Ahmed Guruje

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.