Baarlamaanka Puntland Oo Go’aan Ka Soo Saaray Xiisadda Tukaraq

0
118 views

Baarlamaanka Puntland Oo Go’aan Ka Soo Saaray Xiisadda Tukaraq

Baarlamaanka Puntland ayaa soo saaray warsaxaafadeed ay ku taageerayaan in Puntland dagaal la gasho Somaliland, islamarkaana bulshada rayidka ahi ku biirto dagaalka. baarlamaanka ayaa jihaad ku masaalaya dagaal ay Somaliland la galaan.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.