Baarlamaanka Canada Oo Lagaga Hadlay Somaliland

0
1,362 views
Baarlamaanka Canada Oo Lagaga Hadlay Somaliland

Baarlamaanka Canada Oo Lagaga Hadlay Somaliland

Xildhibaan Chandra Arya oo ka tirsan baarlamaanka Waddanka Kanada ayaa golahaasi kaga hadlay doorashadii madaxtooyada oo bishii November ka qabsoontay Somaliland waxaanu ammaanay bulshada Somaliland.

Xildhibaanka oo golaha la hadlayay ayaa sheegay in uu macluumaad ka war qabid ah ka siinayo golaha doorashadii Somaliland waxaanu bulshada Somaliland ku tilmaamay kuwo sida togan wax u wada.

Waxa uu sheegay in madaxweyne Muuse Biixi Cabdi sii xoojin doono dimuqraadiyadda gobolka iyo sumcadda Somaliland ku leedahay una horseedi dooono wanaag.

Waxa uu si guud ugu mahadceliyay bulshada Soomaalida ah ee reer Canada oo uu ku ammaanay shaqo wacnaan.

Sayruuqnews

Sayruuqnews@gmail.com

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.