Baadhis VOA: Khilaaf Ka Taaggan Heshiis Dhexmaray Shirkad Imaaraadka Degan Iyo Wasaaradda Gaashaandhigga Somalia

0
425 views

Barnaamijkii Galka Baadhista ee VOA ayaa lagu soo bandhigay heshiis ay wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya la gashay shirkad gaar ah oo fadhigeedu yahay dalka Imaaraadka Carabta.

Saraakiisha sare ee ciidanka Soomaaliya ayaa arrintan ku kala aragti duwan waxaana arrintan diiday in ay ka hadlaan madaxda shirkaddan heshiiska la gashay wasaaradda gaashaandhigga.

Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Bayle ayaa sheegaya in aanu heshiiskani ahayn mid aan ansax ahayn oo aanu aqbalayn. Waxa uu sheegay in aanu hore u maqal heshiiska shirkaddan.

Waxa aan caddayn in shirkaddan Imaaraadka degan ay dawladda Imaaraadku lug ku leedahay iyo in kale.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here