Axmed Madoobe Oo Qalbi Dhagax La Kulmay

0
654 views
Axmed Madoobe Oo Qalbi Dhagax La Kulmay

Axmed Madoobe Oo Qalbi Dhagax La Kulmay

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa magaalada Addisa Ababa ee dalka Itoobiya waxa uu kula kulmay C/kariin Muuse Qalbi Dhagax oo u xidhan dowladda Itoobiya.

Kulankan oo la sheegay in uu saaka dhacay waxa uu madaxweyne Axmed Madoobe ku booqday halka uu ku xidhan yahay Qalbi Dhagax, waxaana ay ka wada hadleen arrimo badan.

Sida wararka ay sheegayaan, Axmed Madoobe ayaa dhanka kale waxa uu dowladda Itoobiya kala hadlay sidii dib xorriyaddiisa loo siin lahaa Qalbi Dhagax.

Qalbi Dhagax ayaa ka tirsanaan jiray ONLF, waxaana 10 bil ka hor laga dhiibay magaalada Muqdisho.

Axmed Madoobe Oo Qalbi Dhagax La KulmayAxmed Madoobe Oo Qalbi Dhagax La Kulmay

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.