Askarta Madaxtooyada Puntland Oo Boosaaso Lagu Laayay

0
581 views
Askarta Madaxtooyada Puntland Oo Boosaaso Lagu Laayay

Askarta Madaxtooyada Puntland Oo Boosaaso Lagu Laayay
Laba Askari ayaa lagu toogtay magaalada Boosaaso ee Puntland, hal mid ayaa dhintay midna waa dhaawac, waxaa sidoo kale dhaawacmay labo shacab ah, kooxdii toogashada sameysay ayaa baxsatay.

Askarta la weeraray waxay ka tirsanyihiin Ciidanka Madaxtooyadda Puntland, Howlgalo amni oo la xidhiidha arrintan ayaa hada socda sida ay ku warramayso warbaahinta Dabaraani Media INC oo si dhaw ula socotay socdaalka madaxweynaha Puntland.

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo dhawaan socdaal ku joogay bariga gobolka Sanaag siiba degmada Badhan ayaa maalmahan ku sugan magaalada Boosaaso. ciidamadiisa ayaa Badhan ku dilay Suldaan caan ka ahaa bariga Sanaag lamana oga in arrintani la xidhiidho dhacdadaasi iyo in kale.

Sayruuqnews
Sayruuqnews@gmail.com

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.