Aroosad Diyaaradi La Dhacday balse diiday in arooskeedu baaqdo

0
493 views
Aroosad Diyaaradi La Dhacday balse diiday in arooskeedu baaqdo

Aroosad Diyaaradi La Dhacday balse diiday in arooskeedu baaqdo
Gabadh reer Brazil ah ayaa go’aansatay in xafladda arooskeedu ay sii socoto inkastoo ay dhacday dabna uu qabsaday diyaaraddii quwaamitaga u kacaysay ee keentay goobta ay xafladdu ka dhacaysay.

Diyaaradda ayaa waday caruusadda, sawir qaade iyo wiil ay qaraabo yihiin oo lix jir ah.

Duuliyaha ayaa isku dayay in uu ku soo dago barxaddii goobta uu aroosku ka dhacayay balse saynta ama qaybta dambe ayay ku dhufatay dhisme.

Arooskii Qarniga: Lamaane Turkish Ah Oo Quudiyay 4,000 Oo Qaxooti Suuriyaan Ah

Diyaaradda ayaa soo dhacday iyada oo toban mitir dhulka ka sarraysa, laakiin duuliyihii iyo rakaabkii ayaa baxsaday ka hor intii uusan qarxin taangigii shidaalka ee diyaaradda.

Source: BBCSomali

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here