Alif Mabruuk Mukhtaar Maxamed Gaaxnuug Iyo Marwadiisa Hoodo Xasan Muuse Shide Oo Meherkoodu Hargeysa Ka Qabsoomay

0
53

Hawlawadeenadda Mareegta Sayruuq.com dal iyo dibadba waxay Hambalyo Meher wacan u dirayaan  Mukhtaar Maxamed Gaaxnuug iyo Marwadiisa Hoodo Xasan Muuse Shide oo meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargeisa Gaar ahaan Masjid Rusheeye shalay 23/05/2017, Alla ha idinka yeelo reerkii lagu nasto ee lagu nagaado wada jiree Nabadgala Awlaad Saalixana kala Hela Ameeeen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here