Akhri Liiska Beelaha Xukumadda Madaxweyne Cagjar Oo La Dhalliilay Saami Qaybsiga Beelaha

0
813 views
“Kor Baanu U Haynayna Soomaalinimada,” Madaxweyne Cagjar

Akhri Liiska Beelaha Xukumadda Madaxweyne Cagjar Oo La Dhalliilay Saami Qaybsiga Beelaha

Ku simaha, Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka. Mustafe Maxamed Omar- Ogaden, Reer Isaaq
Madaxweyne ku xigeenka- Aadan Faarax Daahir- Ciise

Wasiirka Biyaha; Bashiir Shaafi- Ogaden, Reer Cabdille Reer Aamaadin

Wasiirka Maaliyada, Bubashir Dubad- Jidwaaq, Abaskuul

Wasiirka Madaxyooyadda- Xassan Dhaadhi- Bartire

Wasiirka Waxbarashada- Cabdullaahi Maxamed Muuse- Jidwaaq

Wasiirka Caafimaadka- Dr. Yuusuf Maxamed- Ciise

Wasiirka Beeraha- Cabdiqaadir Iimaan- Reer Aw-qudub

Wasiirka Howlaha Guud Cabdi Fataax Sheekh- Ogaden-Makaahiil

Wasiirka Ganacsiga: Cabdi Raxmaan Axmed Xassan- Ogaden, Reercabdille, Reer Warfaa

Wasiirka Ka hortaga, Masiibooyinka- Mudane Maxamed- waa- Gaaljecel

Wasiirka Qurba Joogta ahna la Taliyaha Arrimaha Bulshada Madaxweynaha waa Booskii Inna Saxane- Aqoonyahankii – Xabiib Xaaji

Wasiirka Warfaafinta- Guuleed Aw Cali- Aw Kaniisad- Jidwaaq
Dadka magacaabistan dhalliilsan ayaa u arka in aan lagu darin xukumadda beelo tiro badan oo ka mid ah Soomaali Galbeed, islamarkaana qaybo ka mid ah gobolka deggan waxaanu baarlamanku ansixiyay xukumadda cusub isla maanta iyada oo uu dhawaan sheegay madaxweynaha cusub in ay jiraan dad mucaaradaya laakiin, uu ogol yahay in ay xagxagtaan.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.