Afar Arrimood Oo Ay Wada Leeyihiin Beelaha Ciise

0
411

Nidaamka iyo hab maamuuska ay ku shaqeeyaan ugaasyada beelaha Soomaalida ayaa inta badan la sheegaa inay isku mid yihiin balse meelaha qaarna ay si weyn ugu kala duwan yihiin.

Beelaha Soomaalida oo markii hore midwalba hal hogaamiye dhaqamadeed lahaan jirtay ayaa haatan waxaa la sheegayaa in taladii reeraha hoos loo dhaadhiciyay, beelaha oo dhanna sidaa ma wada ahan.

Tusaale ahaan Beesha Ciise ee degta Itoobiya, Jabuuti iyo qeyba ka mid ah Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland, ayaa weli dhaqankii hore ku dheggan oo waxaa hogaamiya hal ugaas oo aan dhaxal ku iman.

Waa Ugaas Mustafe Maxamed Ibraahim oo sanadkii 2010 lagu caleemo saaray degmada Saylac.

Halkan Ka Dheeho warbixintan BBCSomali

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here