Abwaan Suugaan Soo Bandhigay Oo La Xidhay

0
Abwaan Suugaan Soo Bandhigay Oo La Xidhay

Abwaan Suugaan Soo Bandhigay Oo La Xidhay
Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo ah wiil dhalinyaro ah ayaa Ciiidanka booliska Hargaysa ay xabsiga u taxaabeen maanta ka dib markii uu xalayto soo bandhiga Suugaan kala duwan oo qaarkood ka waramayaan marxalado aan farxad galin xukumadda talada dalka haysa.

Lama oga in kiis kale loo hayso balse wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in xadhigiisa ay ka dambaysay suugaantii uu xalayto tiriyay.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.