“ 90% Ma Garanayno Wasiirrada Madaxweynuhu Dirtay,”Xisbiga Kulmiye

0
567 views
“ 90% Ma Garanayno Wasiirrada Madaxweynuhu Dirtay,”Xisbiga Kulmiye

“ 90% Ma Garanayno Wasiirrada Madaxweynuhu Dirtay,”Xisbiga Kulmiye

Guddoomiyaha golaha dhexe ee Kulmiye Jaamac Shabeel wuxuu sheegay in ay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi kula xisaabtami doonan waxqabad ku salaysan barmaamijkii ay bulshada u ballanqaadeen.

Waxa uu sheegay in aanay waxba ka khusayn masuuliyiinta uu shaqada u dirtay oo aan ka mid ahayn xisbiga Kulmiye kuwaas oo aanu xataa wajiyadooda garanayn 90%. Mr Shabeel oo si cadho ka muuqato u hadlayay wuxuu ku celceliyay in aanay wasiirradu khusayn ee ay madaxweynaha kula xisaabtamayaan wixii uu ballanqaaday.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.