4 Shuruudood Oo Laga Rabo Shaqaalaha Dawladda

0
327 views
Xukumadda Oo Shaqada Ka Joojisay 1,252 Qof Oo Shaqaalaha Dawladda Ah

4 Shuruudood Oo Laga Rabo  Shaqaalaha Dawladda

Hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland ayaa shaacisay 4 shuruudood oo laga doonayo shaqaalaha dawladda ee loo diwaangelinayo sida madax taabashada ah. Qorshahan ayaa meesha lagaga saaraya dad dhawr hay’adood ka wada mushahar qaata ama nooca caaglaha loo yaqaanno.

Shuruudaha shaqaalaha laga doonayo

  1. In uu xaashida jawdalka lacag bixinta (Payroll) ku jiro
  2. In uu sito Kaadhka Aqoonsiga Muwaadinnimada Somaliland (National ID)
  3. In uu sito Shahaadooyinkiisa Waxbarasho ee asalka ah (Original) oo looga baahan yahay shaqaalaha ku mushahar qaata darajooyinka A “Heer Jaamacadeed” iyo B “Dugsi sare’
  4. Shaqaalaha ku mushahar qaata darajooyinka C iyo D ee u qalma darajo intaa ka sarraysa waa in ay la yimaaddaan shahaadooyinkooda waxbarasho ee asalka ah (Original) taas oo u horseedi karta in ay helaan derejo beddel.

 

Shaqaale Tirsan iyo Adeeg Tayyo le waa Hiigsiga Hay’adda Shaqaalaha Dawladda

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.