Masuul Xisbiga Waddani Ka Tirsan Oo Iscasilay

0
684 views
Masuul Xisbiga Waddani Ka Tirsan Oo Iscasilay

Masuul Xisbiga Waddani Ka Tirsan Oo Iscasilay

Baashe Yuusuf Axmed ayaa Istiqaaladda iscasilaadda u gudbiyay guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Dr Cabdiraxmaan Cirro waxaanu qoraalkiisa ku sheegay in uu iskaga tagay xilka uu u hayay xisbiga. Masuulkan ayaan sheegin sababta laakiin, ku koobay sababo u gaar ah.

Xilka Baashe hayay oo muhiim u ah xisbiga Waddani waxa loo dhiibay markii xisbigu ku guul darraystay doorashadii madaxtooyada ee dabayaaqadii sanadkii hore waxaana loo arkayay masuul ku haboon hagidda xaruntan halbawlaha u ah xisbiga Waddani.

Masuul Xisbiga Waddani Ka Tirsan Oo Iscasilay

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.